Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba ...
Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo ...
Hoggaamiyayaasha waddamada Jaamacadda Carabta ayaa Talaadadii shalay isla qaatay qorshaha dib u dhiska Gaza ee ay Masar soo jeedisay kaas oo ay ku kacayso qarash gaaraya 53 bilyan oo doolarka ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka, kaasoo loogu talagalay in lagu maareeyo arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan gudaha ...
Aqalka Cad ayaa xalay ku dhawaaqay in Madaxweyne Trump uu hakiyay gargaarkii milatari ee ay Dowladda Mareykanka siineysay Ukraine. Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Cad ayaa qoraal email ah ugu sheegay ...
Bilihii u dambeeyay waxaa soo kordhayay wararka la xiriira, muhaajiriinta sharci-darrada ah ee doonaya in ay u safraan Yurub oo Soomaalina ay ku jirto oo gaaraya dalka Morocco. Tahriibayaasha ayaa ...
Somaliland ayaa markii ugu horeysay xeer u sameynaysa takoorka iyo hayb sooca bulshada. Wasiirka Caddaaladda Somaliland, Yoonis Axmed Yoonis ayaa sheegay in xeerkan curintiisa iyo hogaamintiisaba ay ...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in inta badan sahmintii shidaalka ee shirkadda Turkiga ay ka wadday Soomaaliya ay soo gabagabowday. Wasiirka Shidaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed ayaa VOA-da u ...
Madaxweynihii hore ee Filibiin, Rodrigo Duterte, ayaa Talaadada maanta ah la xiray—wax yar uun ka hor dhalashadiisa 80-aad—kaddib markii lagu soo oogay dacwad la xiriirta xadgudubyo ka dhan ah ...
Nin si isdaba-joog ah ugu gubay kitaabka Quraanka Kariimka gudaha dalka Sweden 2023-kii, arrintaas oo dhalisay caro xooggan oo kaga timid dalalka Muslimka, ayaa lagu toogtay koonfurta magaalada ...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii ku dhawaaqay inuu saxiixi doono digreeto madaxweyne oo hay'adaha difaaca iyo amniga gudaha ee maamulkiisa ku amraysa inay diyaariyaan, xabsi uu ...
Mas’uuliyiinta degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen ka dib markii uu halkaasi ka dilaacay xanuun soo ritay dadka deegaanka, kaas oo aan ...