Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo ...
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba ...
Mas’uuliyiinta degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen ka dib markii uu halkaasi ka dilaacay xanuun soo ritay dadka deegaanka, kaas oo aan ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka, kaasoo loogu talagalay in lagu maareeyo arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan gudaha ...
Barnaamijka Bandhigga VOA toddobaadkan wuxuu diiradda saarayaa xaaladda guud ee shacabka Muqdisho, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga, iyo nolosha inta lagu jiro bisha Ramadaan. Wariyaha VOA ee ...
Madaxweynihii hore ee Filibiin, Rodrigo Duterte, ayaa Talaadada maanta ah la xiray—wax yar uun ka hor dhalashadiisa 80-aad—kaddib markii lagu soo oogay dacwad la xiriirta xadgudubyo ka dhan ah ...
Weerar loo adeegsaday qarax ayaa maleeshiyo ka tirsan al-Shabaab ay maanta ku qaadday hotel ku yaalla magaalada Beledweyne, iyadoo qaraxa kaddibna maleeshiyadu ay gudaha u gashay hotelka.
Kooxaha mayalka adag ee Israa’iil ayaa soo dhaweeyay qorshaha Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ku saabsan mustaqbalka Gaza, kaas oo ku baaqaya in 2 milyan oo Falastiiniyiin ah laga raro Gaza.
Somaliland ayaa Isniintii shalay dib u furtay dhul daaqsimeedka seeraha Banka Aroori ee gobolka Togdheer. Seerahan ayaa waxaa ka faa’iideysan doona xoolo gaaraya in ka badan hal milyan iyo shan boqol ...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in inta badan sahmintii shidaalka ee shirkadda Turkiga ay ka wadday Soomaaliya ay soo gabagabowday. Wasiirka Shidaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed ayaa VOA-da u ...
Britain ayaa Khamiistii ka qaaday cunaqabatayn ay hore u saartay 24 hay’adood oo Suuriya ah intii uu xukunka hayay hoggaamiyihii hore Bashaar al-Asad. Dowladda Britain ayaa bishii hore sheegtay in ...
Labadii toddobaad ee la soo dhaafay, waxaa soo baxayay digniino ku aaddan weerarro argagixiso oo lala maagan yahay Garoonka Caalamiga ah ee Aaden Cadde International Airport ee magaalada Muqdisho.